Taliyaha ciiddanka dhulka Soomaaliya oo kulan iscafin ah isugu keenay beelihii ku dagaalamay Towfiiq

0
12

Talaado, December, 17, 2019 (HOL)-Taliyaha Ciidamada Dhulka Xoogga Dalka Soomaaliyeed iyo Taliska qeybta 21-aad Xoogga dalka oo asbuucyadii la soo dhaafay howlo nabadeed u joogay degaanada Afbarwaaqo iyo Towfiiq ayaa maantay kulan guud isugu keenay beelihii walaalaha ahaa ee ku dagaalamay degaanadaasi.




SOURCE: Taliyaha ciiddanka dhulka Soomaaliya oo kulan iscafin ah isugu keenay beelihii ku dagaalamay Towfiiq

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.