Taliyaha ciiddanka lugta Soomaaliya oo kulamo la qaadanaya waxgaradka beelihii ku dagaalamay Towfiiq

0
19

Khamiis, December, 12, 2019 (HOL)-Taliyaha Ciidanka lugta ee Xoogga Dalka Soomaaliyeed sareeye guuto Cabdixamiid Maxamed Dirir iyo Saraakiil kale oo katirsan ciiddanka xoogga, ayaa kulamo la qaatay waxgaradka Galmudug.




SOURCE: Taliyaha ciiddanka lugta Soomaaliya oo kulamo la qaadanaya waxgaradka beelihii ku dagaalamay Towfiiq

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.