Taliyaha Cusub ee Ciidanka Booliska Gobalka Banaadir oo Shaqada si rasmi ah ula wareegay

0
428

Saadaq Cumar Xasan oo dhawaan loo magacaabay Taliyaha Ciidanka Booliska Gobalka Banaadir ayaa maanta si rasmi ah ula wareegay Shaqadaas,iyada oo aanay dhicin munaasabad uu xilka kula wareegay Taliyaha Cusub. Saraakiil ka tirsan laamaha amniga ee dowladda Soomaaliya ayaa Dalsan u xaqiijiyay in shaqada uu si toos ah u bilaabay Taliyaha cusub ee Booliska Saadaq […]




READ MORE FROM THE SOURCE: Taliyaha Cusub ee Ciidanka Booliska Gobalka Banaadir oo Shaqada si rasmi ah ula wareegay

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.