Taliyaha Cusub ee qeybta 43aad oo Maanta xilka kula wareegaya Garbagaareey,kadib markii..

0
129

Taliyaha cusub ee Qaybta 43-aad ee Ciidamada xoogga dalka Soomaaliya Cali Maxamed Maxamuud (Bogmadow) ayaa la filayaa in Maanta uu xilka kala wareego taliyihii xilkaasi horay u haayey ee Janeraal Saxardiid. Taliyaha ayaa la filayey in Maanta uu xilka kula wareego Magaalada Kismaayo ayaa waxaa loo diiday shalay  in uu ka dego Garoonka Magaalada Kismaayo,kadib […]




READ MORE FROM THE SOURCE: Taliyaha Cusub ee qeybta 43aad oo Maanta xilka kula wareegaya Garbagaareey,kadib markii..

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.