Taliyaha hay’adda Nabad-sugida Soomaaliya oo gaaray Baydhabo

0
35

Sabti, October, 06. 2018 (HOL)–Wararka naga soo gaaraya magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay ayaa sheegay in uu halkaa gaaray taliyaha hay’adda Nabad-sugida Qaranka Soomaaliya Xuseen Cusmaan Xuseen




SOURCE: Taliyaha hay’adda Nabad-sugida Soomaaliya oo gaaray Baydhabo

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.