Taliyaha Nabad-Sugida Soomaaliya oo gaaray Baydhabo iyo ujeedka oo la shaaciyay

0
93

Magaalada Baydhabo oo Xarun KMG u maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa waxaa galabta gaaray wafdi uu hogaaminayo Taliyaha Ciidanka Hay’ada Nabadsuggida iyo Sirdoonka Qaranka Xuseen Cismaan Xuseen,iyadoo halkaasi si weyn  loogu soo dhaweeyay. Wafdiga uu la socday Taliyaha Hay’ada Nabad suggida ayaa waxaa qeyb ka ah Mas’uuliyiin ka tirsan dowlada Soomaaliya,waxaana Garoonka diyaaradaha Baydhabo ku […]




SOURCE: Taliyaha Nabad-Sugida Soomaaliya oo gaaray Baydhabo iyo ujeedka oo la shaaciyay

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.