Taliyaha Xoogga iyo Mas’uuliyiin kale oo ku wajahan Gaalkacyo

0
278

Maanta oo Axad ah ayaa la filayaa in Magalada gaalkacyo ee Xarunta gobolka Mudug uu gaaro wafdi uu hoggaaminayo Taliyaha Ciidamada Xooga Dalka Soomaliyeed Gen,Cabduweli Jaamac Gorod. Sidoo kale Wafdiga ayaa waxaa qeyb ka ah Ergeyga Gaarka ah ee Xoghayaha-Guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya, Michael Keating iyo Xubno kale. Wafdiga taliyaha Xoogga iyo […]




READ MORE FROM THE SOURCE: Taliyaha Xoogga iyo Mas’uuliyiin kale oo ku wajahan Gaalkacyo

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.