Taliyaha xoogga oo Mareykanka ka dalbaday inay kordhiyaan Weerada ka dhanka ah Al-Shabaab

0
117

Taliyaha ciidanka Xoogga dalka Soomaaliya S/gaas Daahir Aadan Cilmi “Indhaqarshe” ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Saraakiil ka socday dawladda Mareykanka, waxaana ay kawada hadleen dib u dhiska ciidanka iyo arrimo kale. Si gaar ah ayaa labada dhinac waxay uga wada hadleen siddii dawladda Mareykanka ay ciidanka Xoogga dalka uga taageeri laheyd xoreynta dalka,  Tababarka Ciidanka […]




SOURCE: Taliyaha xoogga oo Mareykanka ka dalbaday inay kordhiyaan Weerada ka dhanka ah Al-Shabaab

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.