Taliye Indha-Qarshe”Dilkii Saraakiisha uma joogsan doono dagaalka ka dhanka ah Al-Shabaab”

0
63

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliya S/gaas Daahir Aadan Cilmi indhaqarshe ayaa tacsi u diray dhammaan Qoysaska iyo Shacabka Soomaaliyeed ay ka geeriyoodeen general Cumar dheere oo ahaa Taliyihii qeybta 12April iyo Abaandullaha qeybta 12April ee Ciidanka Xoogga Dalka General Cabdi Cali Jamaame kuwaasi oo ku dhintay qarax miino oo ka dhacay meel u dhow degaanka […]




SOURCE: Taliye Indha-Qarshe”Dilkii Saraakiisha uma joogsan doono dagaalka ka dhanka ah Al-Shabaab”

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.