Taliyeyaasha ciidamada Xoogga iyo Booliiska oo kormeer ku tagay degmada Afgooye

0
361

Arbaco, Janaayo, 09, 2019 (HOL)–Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed Jen. Bashiir Cabdi Maxamed iyo Taliyaha ciidanka xoogga dalka Jen. Daahir Aadan Cilmi ayaa kormeer ku tagay degmada Afgooye.




SOURCE: Taliyeyaasha ciidamada Xoogga iyo Booliiska oo kormeer ku tagay degmada Afgooye

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.