Taliyihii dhawaan laga celiyay Kismaayo oo howlihiisa shaqo ka bilaabay gobolka Gedo

0
146

Axad, July, 15, 2018 (HOL)-Taliyaha qeybta 43aad ee ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed Cali Maxamed Max’uud Bogmadoobe ayaa kormeer ku tagay xeryaha ciidamada xoogga dalka ee degmada Garbahaareey gobolka Gedo.




READ MORE FROM THE SOURCE: Taliyihii dhawaan laga celiyay Kismaayo oo howlihiisa shaqo ka bilaabay gobolka Gedo

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.