Taliyihii Qeybta 12 Apriil iyo Saraakiil kale oo qarax lagu dilay

0
36

Wararka naga soo gaaray gobolka Shabeellaha Hoose ayaa waxa ay sheegayan in qarax miino ay ku geeriyoodeen Taliyihii Qeybta 12 Apriil iyo Saraakiil kale. Miinada nooca dhulka lagu aaso ah ayaa la sheegay in ay la qaraxday Gawaari ay wateen Taliyihii Qeybta 12 Apriil Cumar Aadan Dhabad (Cumar dheere)  iyo Abaandullaha Qeybta 12April General Cabdi […]




SOURCE: Taliyihii Qeybta 12 Apriil iyo Saraakiil kale oo qarax lagu dilay

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.