Taliyihii Qeybta 12-ka April uu ku geeriyooday Qarax Miino

0
39

Khamiis, December, 06, 2018 (HOL)–Warar goor dhow soo gaaray shabakadda HOL ayaa sheegay in taliyihii qeybta 12 April Jen. Cumar Aadan Dhabad (Cumar Dheere) uu ku geeriyooday qarax Miino oo gaadiid uu saarnaa lagula eegtay Deegaan lagu magacaabo Dhanaane oo dhanka Koonfur kaga beegan Muqdisho.




SOURCE: Taliyihii Qeybta 12-ka April uu ku geeriyooday Qarax Miino

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.