Taliyihii saldhigga degmada Warta-Nabadda oo goor dhaw Muqdisho lagu dilay

0
305

Jimco, Janaayo, 04, 2019 (HOL)- Sida uu warbaahinta u xaqiijiyay mas’uul ka tirsan maamulka degmada Warta-Nabadda Ex Wardhiigley, koox hubeysan ayaa goor dhaw toogasho ku dishay taliyihii Saldhigga degmada.




SOURCE: Taliyihii saldhigga degmada Warta-Nabadda oo goor dhaw Muqdisho lagu dilay

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.