Taliyihii Sirdoonka ee Milliteriga Yemen oo geeriyooday

0
390

Sarreeye Guuto Salaax Tamaah ayaa la sheegay inuu maanta u geeriyooday dhaawacyadii ka soo gaaray Diyaaradii Daroonka ee ay Maleeshiyadda Xuutiyiinta dhawaan ku qarxiyeen Munaasbaad Milliteri oo ka socotay Saldhigga Ciiddanka Cirka ee Al-canad ee Koonfurta Yemen. Jeneral Saalax  Tamaah oo 64-jir ahaa waxa soo gaaray dhaawac aad u culus, waxaana isaga iyo Taliyaha Guud […]




SOURCE: Taliyihii Sirdoonka ee Milliteriga Yemen oo geeriyooday

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.