Talyaaniga oo xoojinaya taageerrada ciidanka Booliska Soomaaliya

0
274

Jimco, September, 28, 2018 (HOL) -Safiirka dowladda Talyaaniga u fadhiya Soomaaliya,Carlo Campanile ayaa sheegay dowladiisa inay ka go’antahay xoojinta taageerrada iyo dib u dhiska Booliska Soomaaliya,kaddib markii uu xafiiskiisa ku booqday taliyaha booliska Soomaaliya.




SOURCE: Talyaaniga oo xoojinaya taageerrada ciidanka Booliska Soomaaliya

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.