TENDER FOR SUPPLY OF Learning Materials

0
953

TENDER FOR SUPPLY OF Learning Materials
The Educate Girls, End Poverty (EGEP) program is funded by the UK Department of International Development (DFID) as part of the Girls’ Education Challenge Fund. The programme is being implemented in three regions of Somaliland (MaroodiJeex, Awdal and Sahil) by ADRA in partnership with the Ministry of Education.
One of the main activities of the Project is the supply of learning material for learners in EGEP-T target schools.
Interested suppliers should collect blank tender forms from ADRA Hargeisa Office in Jigjigayar village, behind Maansoor Hotel and submit the filled forms by close of day on 19thJuly 2018 latest.
Successful bidders will be expected to adhere to the approved standards, under supervision of ADRA’s Projects Coordinator and logistics team.
Document Requirements:
The bids without the fallowing documents will not be accepted and will be disqualified.

Certified and valid Copy of registration certificate (trading license)from relevant Authorities
Certified Tax compliance by the relevant authority (last year tax payment receipts 2017/2018).

Other Important Requirements

Proof of experience of similar magnitude of task undertaken in the last Three years.
Expected time of completion (Work plan)
Validity period of the bid offer (three months minimum)

Please note the following:

Your business/store will be physically visited for verification.
Supplier will be responsible for packaging and delivering to ADRA office.
Successful bidder in the tender will pay tax due before request of payments.

Interested contractors should collect blank tender forms from ADRA Hargeisa Office in Jigjigayar village, behind Maansoor Hotel starting from 15th July 2018. The completed tender forms should be submitted in a sealed envelope to be hand carried and dropped in to the tender box in ADRA Hargeisa office not later than19th July 2018 by close of day.
TENDER FOR SUPPLY OF LEARNING MATERIALS
Barnaamijka ‘wax bar gabdhaha ooc idhibtir faqriga’ (EGEP-T) waa barnaamij ay maalgalisay dawladda Ingiriisku gaara haan waaxda horumarinta caalamiga ah ee (DFID). Kaasoo ka mid ah maalgalinta waxbarashada gabdhaha. Mashruucani wuxuu ka shaqeeyaa saddex gobol oo kala ah Awdal, Sahil iyo Maroodijeex. Waxana fulisa oo hormuud ka ah hay’adda ADRA iyadoo la kaashanaysa wasaaradda Waxbarashada iyo Sayniska ee JSL.
Mid kamid ah waxqabadyada ugu waaweyn ee mashruucu waa in loo qaybiyo ardayda waxbarashada kujirta Agabka waxbarashada ku waas oo loogu talogalay iskuulada uu mashruucani la shaqeeyo.
Hadaba, cidii xiiseyneysa in ay soo xarayso qandaraaskan waa in ay ka soo qaadato waraaqaha codsiyada xafiiska hay’adda ADRA  oo u dhaw Hotelka Maansoor kana xiga dhinaca Koonfur Galbeed islamarkaana waraaqaha ay kusoo xareeyaan ugu danbeyn 19 ka bisha July 2018.
Qandaraaslaha ku guulaysta qandaraaskan waxa laga doonayaa in uu keeno alaabta lagu heshiiyey iyadoo shaqaalaha hay’adu kusamayn doonaan kormeer.
Shuruudaha loo baahanyahay. 
Codsiyada aan wadanin qodabadan hoose lama aqbalayo waana laga reebayaa tartan ka hadii ay sooraacin waayaan codsigooda cadaymaha hoos ku xusan.

Koobiga waraaqaha sharciyadda meharada sida liisan ka ganacsiga, shatiga ganacsiga IWM.
Koobiga warqadda cashuur bixinta ee sanadkii ugu danbeeyey  2017ilaa 2018.

Shuruudaha Kale eemuhiimka ah.

Koobiga cadaymaha shaqadaadii hore ee shantii sanadood ee ugu danbeeyay. Shaqadaasi waa inay noqotaa mid lamida tan imika.
Inaad sheegtoWaqtiga aad rajayneyso inaad shaqada ku dhamayso.
Inaad sheegto waqtiga uu shaqeynaayo qiimayaasha codsigaagu.  (waa in uu ahaado ugu yaraan 3 bilood).

Ogaysiis kusocda qandaraaslaha guuleysta.

Waxa la soo eegi doonaa goobta uu ganacsigaagu kuyaalo si loo hubiyo awooda uu uleeyahay in uu qabankaro shaqadan.
Qandaraaslaha guulaystaa waa in uu soo xidhxidho alaabta isla mar ahaantaana keeno xafiiskahay’adda ADRA.
Qandaraaslaha guuleystaa wuxuu bixin doonaa cashuurta ku waajibta qandaraaskan in ta aanu soo codsan in loo siidaayo lacagta wajiga hore ee lacagta.

Hadaba, cidii xiiseyneysa inay soo xarayso qandaraaskan waa inay ka soo qaadato waraaqaha codsiyada xafiiska hay’ada ADRA  oo u dhaw Hotelka Maansoor dhinaciisa Koonfur Galbeed, kaasoo bilaabmaya 15ka July soconayana ilaa 19 ka july 2018. Waraaqaha codsiga qandaraaska oo dhamaystiran dushana ka xidhan waxa lagu soo xaraynayaa sanduuqa qandaraasyada ee xafiiska ADRA ugu danbryn 19 July 2018




READ MORE FROM THE SOURCE: TENDER FOR SUPPLY OF Learning Materials

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.