Tirada ajaaniibta Alshabaab ku biirtay oo korortay saddexdii biloodeed ugu dambeysay (Warbixin)

0
71

Talaado, December, 31, 2019 (HOL)- Tirada ajaanibta ee ku biiraya kooxda Alshabaab ayaa korortay bilihii octobar iyo december ee sanadkaan, sida lagu sheegay warbixin lagu daabacay bog ka faallooda xogaha sirdoonka.




SOURCE: Tirada ajaaniibta Alshabaab ku biirtay oo korortay saddexdii biloodeed ugu dambeysay (Warbixin)

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.