Tirada ciidamada Burundi ee Soomaaliya jooga oo la dhimayo

0
53

Sabti, December, 22, 2018 (HOL)–Dowladda Burundi ayaa sheegay in ilaa 1, 000 askari oo ka mid ah ciidamada ka jooga Soomaaliya ee qeyba ka ah howlgalka midowga Africa AMISOM la baxayaan, kaddib markii uu sida ka codsaday Ururka midowga Africa.




SOURCE: Tirada ciidamada Burundi ee Soomaaliya jooga oo la dhimayo

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.