Tirada Ciiddanka Mareykanka ee Hawlgalka ka wada Somalia oo la shaaciyey inaan la dhimi doonin

0
44

Taliyaha Taliska Milliteriga Maraykanka ka jooga Qaaradda Afrika ee AFRICOM, Jeneral Thomas Waldhauser ayaa sheegay in Qorshaha lagu jarayo Milliteriga Maraykanka aysan ku jirin Ciiddanka Hawlgalladda ka wada dalalka Somalia iyo Liibiya, o oay Maraykanka ka fuliyaan duqeymo Diyaaradeed. Jeneral Thomas Waldhauser waxa uu hadalkaasi ka sheegay Warbixin uu maalintii Khamiista ahayd siiyey Xildhibaanadda Kongareeska […]




SOURCE: Tirada Ciiddanka Mareykanka ee Hawlgalka ka wada Somalia oo la shaaciyey inaan la dhimi doonin

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.