Tirada dadkii ku geeriyooday dabkii ka kacay Suuq ku yaalla Nairobi oo sii korodhay.

0
160

Telefishinka NTV ayaa goor dhow shaaciyey inay ugu yaraan 15 qof ku geeriyootay dabkii ka kacay Suuqa Gikomba ee magaalladda Nairobi. Wargeyska kale ee Business Daily waxa uu qoray inay 15 qof geeriyootay, 70 kalena ku dhaawacmeen dabkaasi.. Wargeyska kale ee Nation waxa uu ka soo xigtay Goobjoogayaal in ugu yaraan 6 mayd la aqoonsan kari […]




READ MORE FROM THE SOURCE: Tirada dadkii ku geeriyooday dabkii ka kacay Suuq ku yaalla Nairobi oo sii korodhay.

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.