Tirada dhimashada iyo dhaawaca ee ka dhashay qaraxii ka dhacay Muqdisho

0
70

Waxaa isi soo taraya khasaaraha ka dhashay qarax gaari oo ka dhacay Koontorool laga ilaaliyo Madaxtooyada Somalia oo ku yaal inta u dhaxeysa Taalada Xaawa-Taako iyo Tiyaatarka Qaranka ee magaalada Muqdisho iyada oo qaraxu uu ahaa mid xoogan oo jugtiisa laga maqlay qeybo ka mid ah Magaalada. Qaraxa markii uu dhacayay waxaa koontoroolka ka socday […]




SOURCE: Tirada dhimashada iyo dhaawaca ee ka dhashay qaraxii ka dhacay Muqdisho

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.