Tirada dhimashada Qaraxii Muqdisho oo sii korartay '' Ku Dhawaad 100 ruux oo Geeriyootay''

0
29

Sabti, December, 28, 2019 (HOL)-Waxaa saacad walba isa soo taraya warka ku saabsan Khasaraha dhimasho iyo dhaawac ee uu sababay Qaraxii subaxnimadii hore ee saakay lagu bartilmaameedsaday Isgoyska mashquulka badan ee Ex-Koontarool Afgooye magaalada Muqdisho.




SOURCE: Tirada dhimashada Qaraxii Muqdisho oo sii korartay ” Ku Dhawaad 100 ruux oo Geeriyootay”

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.