Tirada Muslimiinta ka tirsan Kongareeska Maraykanka oo sii kordhaysa

0
416

Sida laga warqabo Doorashadii Xilliga Dhexe ee Maraykanka waxaa guul weyn  gaaray Xisbiga Democratic oo awood badan ku yeelan doona Kongareeska dalkaasi. Murashixiinta Muslimiinta Maraykanka ayaa guul ka gaaray Tartankii Xildhihaanimo ee Kongareeska, iyadoo 2 Murashax oo gabdho ku guuleysteen inay ka mid noqdaan Aqalka Kongareeeska. Labada gabdhood oo asal ahaan ka soo kala jeeda […]




SOURCE: Tirada Muslimiinta ka tirsan Kongareeska Maraykanka oo sii kordhaysa

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.