Tirinka codadka wareega Labaad oo bilaabatay

0
212

Muqdisho (Caasimada Online)-Waxaa bilaabatay tirinta codadka ay dhiibteen xildhibaanada baarlamaanka Puntland, waxaana wareega labaad usoo baxay seddex musharax.Saciid Cabdullaahi Deni, Generaal Asad iyo Faarax Cali Shire ayaa ku tartamaya wareega labaad ee doorashada, waxaana labada musharax ee ugu codadka badan u gudbayaan wareega ugu dameeya.Saciid Cabdullaahi Deni ayaa hogaaminayo doorashada, waxaana kaalinta labaad ku jira Generaal Asad Cismaan Cabdullahi.La soco doorashada Puntland.Caasimada online Xafiiska Puntland Caasimada@live.com




SOURCE: Tirinka codadka wareega Labaad oo bilaabatay

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.