Toogasho ka dhacday dalka Maraykanka

0
253

Toogashada ayaa ka dhacday dhismaha Wargeyska Capital galabnimadii talaadada xiliga Maraykanka,waxaana lagu dilay dad gaaraya shan qof, tiro kalena waa dhaawac Weriye meesha joogay ayaa sheegay in qof hubaysan uu dadka ka toogtay muraayada dhismaha. Shir jaraa’id oo maamulku ay qabteen ayaa lagu sheegay in ay dhacday toogasho galabnimadii Talaadada. ‘Dad badan ayaa shilkani ku […]




READ MORE FROM THE SOURCE: Toogasho ka dhacday dalka Maraykanka

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.