Toogasho ka dhacday masaajid ku yaalla Boosaaso oo lagu dilay Suldaan Bashiir Muuse Koonte

0
26

Jimco, Maarso, 08, 2019 (HOL)- Nin hubaysan ayaa toogasho ku dilay allaha u naxariisto Suldaan Bashiir Muuse Koonte oo ka mid ahaa isimadda Puntland,sida ay HOL u xaqiijiyeen goobjoogayaal.




SOURCE: Toogasho ka dhacday masaajid ku yaalla Boosaaso oo lagu dilay Suldaan Bashiir Muuse Koonte

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.