Toogasho lagu dhaawacay dad ay ku jiraan Carruur

0
88

Laba caruur ayaa ka mid ah dadkii ku dhawaacmay weerarka toogashada ee ka dhacay agagaarka Moss Side ee magaalada Manchester, booliska ayaa sidaasi sheegay. Booliska ayaa sheegay in dhibaneyaasha ay kamuuqdeen dhaawacyo fudud balse nin ka mid ah ayaa dhaawac culus ah oo isbitaalka la dhigay. Toogashada ayaa ka dhacday waddo xaflad ay ka dhacaysay. […]




READ MORE FROM THE SOURCE: Toogasho lagu dhaawacay dad ay ku jiraan Carruur

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.