Trump oo Aqalka cad ku casuumay Ra'iisul wasaaraha Pakistan

0
27

Khamiis, July, 11, 2019 (HOL)- Ra’iisul wasaaraha dalka Pakistan, Imraan Khaan ayaa booqashadii u horreysay dabayaaqada bishan ku tagi doonaa dalka Marekanka, halkaa oo kullan gaar ah uu kula qaaday doonaya madaxweynaha Marekanka,Donald Trump.




SOURCE: Trump oo Aqalka cad ku casuumay Ra’iisul wasaaraha Pakistan

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.