Trump oo booqasho ku jooga dalka Britain

0
326

Sabti, July, 14, 2018 (HOL) -Madaxweynaha Maraykanka Donald Trump oo booqasho ku jooga dalka Britain ayaa la kulmay Ra’iisul Wasaaraha Britian Theresa May waxana shir jaraa’id oo ay si wadajir ah u qabteen uu ku sheegay Madaxeyne Trump in uu taageersan yahay xukuumada May isagoo beeniyay war uu daabacay wargeyska The Sun.




READ MORE FROM THE SOURCE: Trump oo booqasho ku jooga dalka Britain

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.