Trump oo hakiyay Booqashada Pompeo ee Kuuriyada Waqooyi

0
302

Sabti, August , 25, 2018 (HOL)– Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa joojiyay qorshe toddobaadka dambe uu xoghayaha arrimaha dibadda Mike Pompeo uu booqasho uga tegi lahaa Kuuriyada Waqooyi, qoraalo is xiga xiga uu kusoo qoray Twitter-ka ayuu Trump kaga cawday inaysan jirin horumaro laga gaaray qorshaha xukuumadda Pyongyang ee ku aadan bur-burinta barnaamijka Nukliyerka.




READ MORE FROM THE SOURCE: Trump oo hakiyay Booqashada Pompeo ee Kuuriyada Waqooyi

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.