Talaado, July, 03, 2018 (HOL) –Madaxweynaha dalka Mareykanka D. Trump ayaa sheegay in Maraykanku aanu hadda qorsheyneyn in talaabo ka qaado Ururka Ganacsiga Adduunka, hase yeeshee, uu u digayo, isaga oo yiri “Haddii aad si wanaagsan noola dhaqmi waydaan, isla waxaad nagu sameyseen ayaan sameynaynaa.”
READ MORE FROM THE SOURCE: Trump oo hanjabaad u diray Ururka Ganacsiga Aduunka