Trump oo ka carooday shir uu la lahaa Xisbiga Dimuquraadiga

0
83

Khamiis, Janaayo, 10, 2019 (HOL)- Madaxweyne Donald Trump ayaa isaga baxay kulan uu la lahaa hoggaamiyeyaasha xisbiga dimuquraadiga ah ayadoo ay burbureen wada xaajoodyadii ku aaddanaa laamaha xukuumadda Maraykanka ee xiran maalintii 19aad.




SOURCE: Trump oo ka carooday shir uu la lahaa Xisbiga Dimuquraadiga

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.