Trump oo ka hadlay ismari-waaga ka taagan ansixin la'aanta miisaaniyada 2019ka

0
21

Arbaco, Janaayo, 09, 2019 (HOL)-Madaxwaynaha Maraykanka ayaa jeediyey khudbad uu kaga hadlayo xaaladda ismari waaga ah ee ka taagan Maraykanka, tan iyo markii lagu guul daraystay in la ansixiyo miisaaniyadda dawladda ee sanadkan 2019-ka.




SOURCE: Trump oo ka hadlay ismari-waaga ka taagan ansixin la’aanta miisaaniyada 2019ka

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.