Trump oo sheegay inay NATO ku heshiiyeen kordhinta Kharajka Difaaca iyo dhigiisa Faraniiska oo beeniyey.

0
375

Madaxweynaha Maraykanka waxa uu hadalkaasi ka sheegay Shir Jaraa’id oo uu maanta ku qabtay Caasimadda dalak Belgium ee Brussels oo uu ay Hoggaamiyayaasha Dowladaha xubnaha ka ah NATO kulan uga socday. Waxaa uu sheegay inuu maanta aad ugu faraxsan yahay inay Dowladaha Isbahaysiga NATO ku heshiiyeen in la kordhiyo Kharajka Difaaca ee dalalkaasi. Dhinaca kale, […]




READ MORE FROM THE SOURCE: Trump oo sheegay inay NATO ku heshiiyeen kordhinta Kharajka Difaaca iyo dhigiisa Faraniiska oo beeniyey.

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.