Turkiga: Eedeysanayaal ay ku jiraan Saraakiil Milliteri oo la amray in la soo xiro.

0
125

Dowladda Turkiga ayaa amartay in la soo xiro 68 Eedeysanayaal oo ay Tobanaan Kolonel ku jiraan, kuwaasi oo lala xiriirinayo Fatxullaahi Guleen oo ah Ninkii ka dambeeyey Afgambigii Fashilmay ee dalkaasi ka dhacay sannadkii 2016-kii. Amar ka soo baxay Xafiiska Dacwad-oogaha ee magaalladda Ankara ayaa lagu sheegay in kuwa la soo xirayo ay ku jiraan […]




READ MORE FROM THE SOURCE: Turkiga: Eedeysanayaal ay ku jiraan Saraakiil Milliteri oo la amray in la soo xiro.

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.