Turkiga oo duuliyayaal cusub u tababaraya shirkadda Somalia Airline

0
74

Talaado, April, 16, 2019 (HOL) –Shirkadda Turkish Airline ayaa u balanqaaday dowladda Somaaliya in ay tababar siin doonto duuliyayaal cusub oo loo qaadan doono shirkaddaha diyaarada Somali Airline iyadoo dhanka kalana tababar kooban Refreshment ah la siin doono qaar ka mid ah duuliyayaashii hore shirkadda.




SOURCE: Turkiga oo duuliyayaal cusub u tababaraya shirkadda Somalia Airline

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.