Turkiga oo jawaab ka bixiyay hanjabaad uga timid Donald Trump

0
361

Afhayeenka Madaxweynaha Turkiga o olagu magacaabo Ibraahim Kalin waxa uu bartiisa Twitter-ka kaga jawaabay hadalkii Trump ku sheegay inay Turkiga muteysan doonaan Cunaqabatayn Dhaqaale, haddii ay weeraraan Maleeshiyadda Kurdishka YPG ee ku nool gudaha dalka Syria. Afhayeenka, waxa uu kaloo uu sheegay inaysan wax kala-duwanaansho ah u dhexeynin Kooxda Xag-jirka Daacish iyo Maleeshiyadda Badbaadada Dadka […]




SOURCE: Turkiga oo jawaab ka bixiyay hanjabaad uga timid Donald Trump

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.