Turkiga oo tabbabar usoo xiray cutubkii u horreeyay ee ciidamadda Badda iyo Cirka Soomaaliya

0
41

Sabti, October, 06. 2018 (HOL) – Dugsiga tabbabarka Turkiga ee magaalada Muqdisho ayaa maanta tabbabar loogu soo xiray ciidan isugu jira saraakiil iyo saraakiil ku-xigeen oo muddo sannad ah tabbabar ku qaatay saldhigga tabbabarka ciidamadda ee Turkisom.




SOURCE: Turkiga oo tabbabar usoo xiray cutubkii u horreeyay ee ciidamadda Badda iyo Cirka Soomaaliya

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.