UAE oo lagu eedeeyay in ay danbiyo dagaal ka gashay Yemen

0
152

Khamiis, July, 12, 2018 (HOL) – Hay’adda Amnesty International ayaa ku eedaysay dalka Isu-tagga Imaaraadka Carabta iyo ciidamada amniga ee Yemen ee Imaaraadka xulufada la ah inay geysteen dambiyo dagaal, iyaga oo lagu eedeeyey inay jirdileen dad ku jiray xabsiyo qarsoodi oo ka jira dhammaan koonfurta Yemen.




READ MORE FROM THE SOURCE: UAE oo lagu eedeeyay in ay danbiyo dagaal ka gashay Yemen

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.