Uganda oo ku baaqday in la soo af-jaro Dagaalladda aan dhamaadka lahayn ee Somalia iyo dalal kale

0
167

Taliye-xigeenka Ciiddanka Dhulka ee Milliteriga Uganda, Sarreeye Gaas Sam Kavuma waxa uu hadalkaasi sheegay Isniintii la soo dhaafay mar u ula hadlayey 70 xubnood oo ka kala socday Milliteriga 13 Waddan oo Afrikaan ah, kuwaasi oo haatan kulan ku leh magaalladda Jinja ee Galbeedka Uganda. Ka-qeybgalayaasha waxay diyaarinayaan qorshihii ugu dambeeyey  Carbiska Taliska Hoggaaminta oo […]




READ MORE FROM THE SOURCE: Uganda oo ku baaqday in la soo af-jaro Dagaalladda aan dhamaadka lahayn ee Somalia iyo dalal kale

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.