Urur gobolleedka IGAD oo shir ugu soo dhamaaday dalka Jabuuti

0
166

Arbaco, July, 11. 2018 (HOL)-Dalka Jabuuti waxaa lagu soo gaba gabeeyay shirkii looga hadlayay arrimaha barakacayaasha, qaxootiga iyo muhaajiriinta ee maalmahan dambe saameynta xoogga leh ku yeeshay dalalka Bariga Afrika.




READ MORE FROM THE SOURCE: Urur gobolleedka IGAD oo shir ugu soo dhamaaday dalka Jabuuti

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.