Arbaco, June, 27, 2018 (HOL)–Ururka Al-shabaab ayaa waxba kama jiraan ku sheegay in uu geeriyooday hogaamiyahoodii Axmed Diiriye Abu-Cubeyda sida ay baahiyeen saacadihii ugu danbeeyay warbaahinta Soomaaliya.
READ MORE FROM THE SOURCE: Ururka Al-shabaab oo beeniyay in uu geeriyooday hogaamiyahoodii Abu Cubeyda