Ururka Al-shabaab oo goor dhaw sheegtay mas'uuliyada Qaraxii maalin ka hor ka dhacay Ex Kootarool Afgooye

0
102

Isniin, December, 30, 2019 (HOL) – Ururka Al-shabaab ayaa maalin kaddib goor dhaw sheegtay in ay ka danbeeyeen Qaraxii 28kii bishan Sabtidii ina dhaaftay ka dhacay Ex Koontarool Afgooye




SOURCE: Ururka Al-shabaab oo goor dhaw sheegtay mas’uuliyada Qaraxii maalin ka hor ka dhacay Ex Kootarool Afgooye

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.