Ururka Daacish oo u digay Shabaabka ka dagaalama Soomaaliya

0
227

Sabti, November, 17, 2018 (HOL) – Ururka Al-shabaab ayaa markii ugu horeysay looga digay in marnaba wax is hortaag ah ku sameyn xoogagga ku abtirsada Daacish ee howlgalada ka wada gudaha dalka Soomaaliya.




SOURCE: Ururka Daacish oo u digay Shabaabka ka dagaalama Soomaaliya

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.