Ururrada hubeysan ee Itoobiya oo hub ka dhiggis lagu sameynayo

0
123

Khamiis, August, 30, 2018 (HOL)–Dowladda Itoobiya ayaa markii ugu horeysay ka dhawaajisay in la sameeyay xafiis u gaar ah Ururrada hubeysan ee dalka Itoobiya, kaa oo ka shaqeyn doono sidii hub ka dhiggis loogu sameyn lahaa.




SOURCE: Ururrada hubeysan ee Itoobiya oo hub ka dhiggis lagu sameynayo

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.