Waa kuma Guddoomiyaha cusub ee baarlamaanka Puntland?

0
379

Guddoomiyaha golaha baarlamaanka ee Maamul goboleedka Puntland ayaa loo doortay Cabdixakiin Maxamed Axmed (Dhoobo Daareed). Wareeggii hore ee doorashada ayuu helay 37 cod, Halka Cabbdijamaal Cismaan Maxamed uu helay 15 cod, ayadoo Abwaan Cabdirashiid Jibriil-na uu helay 5 cod oo kaliya. Sidaas waxaa wareegga labaad ugusoo gudbay Cabdixakiin Dhoobo Daareed iyo Cabdijamaal Cismaan. Hase ahatee […]




SOURCE: Waa kuma Guddoomiyaha cusub ee baarlamaanka Puntland?

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.