WAA KUMA WARIYAHA IYO FANANKU (AQRISO)

0
123

SOMALI MOHAMED SALAN GOBEYN,

WAA WALALKIN AHMED KAARSHE HALKA AAD NAGALA SOCOTO WAA KOOLKOOLI MEDIA

BULSHOOY, WAXAN ISDUL TAAGI DONAA, LABO SHAQSI OO KALA AH WARIYE IYO FANAAN,WAXAN KA ORAN DONAA, INTII RABI IIGA QADARO

WARIYO NIMADU IYO SIDOO KALE FANAANKU WAA LABO MABDA OO ISKU MID AH

HADII AAN  IDIN JILCIYO HADALKA FANAANKU  IYO WARIYAHU, WAA INDHAHA IYO DHAGAHA BULSHADA

LABADAN U ADEEGTA BULSHADA, WAA KUWA SHACABKA  KA DHARSUGAYAAN WAXII SOO CUSBONAADO

WAXAASE FANAANKU IYO WARIYAHU, XIL WAAJIB AH KA SAARAN YAHAY, IN AAY XOOGA SARAAN ARIMAHA QUSEEYA HORMARKA DALKA AAY KA SOO JEDAAN.

SIDAAN WADA OGSOONAHAY MALAHA QABIIL FANAANKU IYO WARIYAHU, WAXAASE GOOR KASTA LOOGA BAHAN YAAHAY IN AAY NOQDAAN, KUWA MARKAASI AAY BULSHADA U WADA SIMAN YAHIIN

WARIYAHA SOMALIYED EE SOO SAARA WARARKA IYO BARNAAMIJYADA, IYO SIDOO KALE FANANKA KU HEESA LAHJADA AAY FAHMAAN UMADA SOMALIYED, WAA KUWA HAREER MARAY, XIRFADA UU RABI KU MANEYSTAY

SADAX SUAL AYAAN IS WEYDIYAA, MARKA AAN ARKO FANAAN AMA WARIYE TAGEERO U SAMENAYA ,QABIIL U KU HEYB YAHAY

1:WARIYAHU, AMA FANAN NIMADU MA XIRFAD HIILO GASHO BAA?

2:SHAQSIGA XIRFADIISU TAHAY WARIYE AMA FANAN, MA WAXUUSAN AQON MISAANKA UU KU LEEYAHAY BULSHADA IYO HOWSHA CULUS EE U HAYO, SHACABKII UU KA BEERMARY?

3:SHACABKA U MUUJINAYA, TAGEERO MARKA AAY KHALAD KU JIRAAN FANAANKA IYO WARIYIHU, GARASHADOODA MASIIN WEYDAY IN WADADAN AAY QALOCAN TAHAY TOOSINAH AAY U BAAHAN TAHAY?

SADAXDAAS SUAL MARKA AAN IS WEYDIYO WAXA II SOO BAXDA HAL JAWAAB OO KALIYAH

JAWAABTAAS OO AH, IN LABADAA XIRFAD AAY ISKU BADASHAY, HUBKA LAGU DIFAACO QABIIL IYO QOLO GAARA

ANIGOO HADALKA SOO KOOBAYA

2>LABO HADAL WAXAAN ORONAYAA, DADKA MIHNADOODA NOQOTAY LABADAN XIRFADOD, EE AAN KOR KU XUSAY

1 WAXAN KULA DARDAARMAYAA SHACABKA WANAGSAN EE UU RABI IGA BEERAY

W/F:FANAANKA IYO WARIYAHEYGOW, UGU HOREYN WAXA AAD BULSHADA U GUDBINEYSO MA YIHIIN, WAX ANFACAAD U LEH JIILKA AAD BARI KA TAGI DOONTO, ADIGOON TAGEERADA QABIIL U SAMENEYN HUNGURI AAD KU DUMUNEYSO MIDNIMADA IYO MIDEYNTA SOMALED.

W/F:UGU HOREYN, MARKA UU FICIL QABIIL KU QAADO, DAJI MASKAXDAADA WAXAASE QALBIGAAGA KA DHAADHICISA, IN MIHNIDAADA SOMALIYED  AAY KA WEYN TAHAY REER HEBEL.

WAXAASE ISKU SHEEGTA, KAN AAD KA HIILINEYSO IN UU YAHAY, MID AAD ISKU DIIN TAHIIN, ISKU LAHJAD TAHIIN, ISKU MIDIBNAH AAD TAHIIN, MAR KASTANA QALBIGAAGA HAKU WEYNAADO SOMALINIMADU,UGOOW WADANI, INTAA HADII AAD FAHANTO WAXAD GACANTA SAARTAY WADADII GUUSHA!

TALADA UGU DANBEYSAY OGA TAGAYO SHACABKEYGA

WAXA AAY TAHAY, IN AAY KA DHEERAADAN WAX WAXLIBA OO LAGU BURBURINAYO QARAN NIMADA SOMALIYED, IN AAYSAN MARNABA TAGEERO U SAMEYN MIDKOOD, MUCAARAD U SAMENAYA QALADAAD SHAQSI KA GALAY

KA TIGTOONOOW MUWAADIN, IN TAGEERADADA LAGU BURBURIYO, UBAXII SOO IFTIIMAY, WALINA AAN KA BIXIN CURDUN NIMADA

HADAL QABSIGEENU WAA, KAMA DAALNO FAAFINTA WAX WALIBA OO DAN UGU JIRTO, SHACABKEENA SOMALIYED

W/Q:Ahmed Karshe

 

 

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.