Khamiis, July, 12, 2018 (HOL ) -Madaxweynaha dowlad goboleedka Hirshabelle Maxamed Cabdi Waare ayaa maanta si rasmi ah u furay kalfadhiga 4aad ee Baarlamaanka dowlad goboleedka Hirshabelle iyadoo munaasabadii furitaankana uu goobjoog ka ahaa guddoomiyaha golaha shacabka qaranka Maxamed Sheekh Mursal iyo guddoomiyaha Baarlamaanka Hirshabelle Sheekh Cismaan Barre.
READ MORE FROM THE SOURCE: Waare oo daah furay Kalfadhiggii Afaraad ee Baarlamaanka dowlad gobolleedka Hirshabeelle