Wadooyinka Muqdisho oo Maanta xiran & Basas lagu daabulayo Shacabka

0
381

Iyadoo lagu guda jiro dabaal dega todobaadka xoriyadda Soomaaliya maantana ay ku beegantahay 1-da Luulyo oo ah maalintii gobolada Koonfureed ay qaateen xoriyadda ayna midoobeen Waqooyi iyo Koonfur ayaa waxaa amaanka magaalada Muqdisho loo adkeeyey si wanaasgan. Wadooyinka ayaa lagu arkayaa ciidamada  amniga qeybahoodi kala duwan,taasi oo qeyb ka ah dabaaldega farxadda xoriyadda,iaadoo taasi ay […]




READ MORE FROM THE SOURCE: Wadooyinka Muqdisho oo Maanta xiran & Basas lagu daabulayo Shacabka

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.